
Mucaaradka oo Kulamo Siyaasadeed uga billowday magaaladda Muqdisho
MUQDISHO, 23 May 2025 – Magaalada Muqdisho ayaa martigelineysa kulamo siyaasadeed oo ay isugu yimaadeen madax hore iyo siyaasiyiin mucaarad ah, kuwaasoo diiradda saaraya xaaladda dalka iyo sidii loo heli lahaa doorasho lagu kalsoon yahay oo loo dhan yahay. …